War culus: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele, ayaa xaalad caafimaad ugu jira cusbitaal ku yaal...
War culus: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele, ayaa xaalad caafimaad ugu jira cusbitaal ku yaal dalka Jarmalka mudo imika.
Xaalkiisa dawlada Djibouti wey qarinaysaa. Waxase jira...
sawirro laga soo qaaday dadka reer Lubnaan oo duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ka baxsanaya
Dad badan oo reer Lubnaan ah ayaa ka qaxay guryahoodii iyagoo ka baqaya duqeymaha diyaaradaha Israa'iil.
Waxaa laga cabsi qabaa in tirada dadka guryahooda ka...
Dunidu way ka balaadhan tahay Shan Dal” Madaxwayne Erdogan.
Dunidu way ka balaadhan tahay Shan Dal" Madaxwayne Erdogan.
Madaxwaynaha Turkiga ayaa sheegay inuu dadaalka ugu badan ku bixin doono, shirka golaha guud ee Qaramada...
Gudidi Beelaha Absame Oo Baaq Xoogan Ka Soo Dira Hargaysa+nabada Wardheer
https://youtu.be/CpqnHjIebKo?list=UUfZAQ8x3-lMkHg3NW_6ZUDg&t=102
Isra’il oo duqeyn ku dishay abaanduule sare oo ka tirsan Xisbullah
Israa’iil ayaa duqeyn naadir ah oo ay Jimcihi shalay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule...
Berbera, Kaluumayssatada Berbera oo sheegay inay kalsoonidii iyo codkoodiiba kala laabteen Xisbiga K
https://youtu.be/zNE_S4knEY4
BERBERA Wado isku xidhaysa Dekada iyo garoonka diyaradaha oo la dhagax dhigay
https://youtu.be/EPYBO6GdK5k
Ganacsadaha xoolaha ka dhoofsada dekada Berbera Abu Yaasir oo dagaal qaawan kusoo qaaday dhoofka...
https://youtu.be/VhS5LR_jrGg
Biyaha Berbera maxa laga qabtay sandahan danbe, mase kaafiyi karan
https://youtu.be/xAre2jDeseI
AIPAC iyo Ilhaan Cumar oo gorodda iskula jira. Taageerayaasha Israa’iil oo lacag ku bixinaya...
Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa’iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa ilaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn...

























