Maanta Maxaa Inooga Yaala Inaanay Dib U dhacin Doorashooyinka Soo Socda Si Loo Helo...
Si Aayna Doorashadu Dib Ugu Dhicin Waa inaan Helnaa Shuruudo Rasmiya (1) Waa in lahelaa Dhamays tir Diwaan Galinta Madaniga ah Kaadhka Muwaadinka oo...
Baaq iyo Cambaarayn is Huwan oo Ku wajahan Ololaha weeran ee Xukuumadu ku wareejinayso...
'
Shir deg-deg ah oo maanta oo taariikhdu aheyd 29/8/15 ay isugu yimaadeen Qurbajoogta Ciise Muse ee reer London ayaa waxay Cambaarayn wadareed mug leh...
Waxaaannu leenahay haddaad keentaan iyo hadaydaan keeninba sidaas bay u laalnaanaysaa” Boobe
Hargaysa(BGN):-Xoghayaha Saxaafadda Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in Golaha Wakiilladu waajib sharci...
24-ka Milyan Ee Doollar Meel Ay Ka soo Baxdo Annagu Ma Ogin, Cidda Sheegatayna...
Hargaysa(HWN):-Xubno ka mid ah Mulkiileyaasha shirkaddaha Shidaalka soo dejiya ee Somaliland markii u horeysay ka hadlay go’aanka ay Golaha Wakiilladu ku laaleen qorshaha...
Markaan Hargeysa Tago Ee Aan Muddo Joogo, Ayaan Dooran Karaa Axsaabta Siyaasada Ismaaciil Hurre...
Hargaysa(BGN):-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Hurre Buubaa oo la filayo inuu toddobaadkan gudihiisa dib ugu soo laabto caasimadda Hargeysa, kadib markii uu muddo dhawr...
Daawo Muuqaal:-“Xukuumaddu Isku Heli Mayso Aanu Wax Qalano,Midiyahana Aanu Qarsano,Balse Wasiirka Ganacsiga Eenu Xaqiisa...
Hargaysa(HWN)Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Xoog) ayaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada ganacsiga oo Waxba kama Jiraan ku sheegay Golaha Wakiilada oo Cod aqlabiyad Ah ku...
Daawo Muuqaal:-Musuq-Maasuq Badan Ayuu Ku Kacay,Lacago Badan Ayaa Mugdi Galay,Mareeyaha Haamahu Baadhis Ayuu U...
Hargaysa(HWN)Fadhigii Maanta ee Golaha wakiilada somaliland ayaa Maanta Warbixin ku saabsan Haamaha Kaydka Shidaalka Laga Horjeediyay taas oo Lagu edeeyay inuu Musuq-maasuq Badan oo...