Dhegawayne Anigu Maalinta Dhalinyarda waxan u Aqaan malinta Xornimada, Nimankanina Waa Kuwii dabka Shiday Xoriyada Lagu Hellay

0

Mujahid ibraahim dhagawayne oo ka hadlay munaasibad lagu maamuusay xubinihii dhalinyaradii Uffo oo xuska loo sameeyay ku beegnayd maalintii shalay ayaa sheegay in uffo ay ahaayeen bilowgii xornimada Somaliland