Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa Taliyaha Aagga Bari ee ciidanka qaranka JSL u magacaabay

0
War_Cusub:_Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland, Nimcaan Yuusuf Gaaxnuug, ayaa Taliyaha Aagga Bari ee ciidanka qaranka JSL u magacaabay Taliye Maxamed Cabdi Cabdulle (Fanax).