.La heyste la sii daayay oo farxad la qeybsaday xaaskiisa

0

La heyste la sii daayay oo farxad la qeybsaday xaaskiisa

Omri Miran, oo 48 jir ah, ayaa sawir laga qaaday isagoo la midoobay xaaskiisa Lishay halkii ugu horreysay ee la geeyay oo ku taalla koofurta Israa’iil.

Omri ayaa gurigiisa ku yaalla Nahal Oz laga afduubay 7 October 2023.

Lishay ayaa sheegtay in markii ugu dambeysay ay aragtay isagoo gaarigiisa lagu kaxaysanayo.

Bishii April 2025, Xamaas ayaa sii deysay muuqaal muujinaya Omri oo xusaya dhalashadiisa48-aad. Taas ajwaabteeda, Lishay waxay tiri: “Mar walba waxaan oran jiray oo aan oran jiray waan aqaan, Omri wu badbaadayaa.