Home Faallooyin Trump oo ballanqaaday in “lacag badan” lagu bixin doono dib u dhiska...
Trump oo ballanqaaday in “lacag badan” lagu bixin doono dib u dhiska Qasa

Madaxweyne Trump ayaa isagoo khadka taleefoonka kula hadlay Sean Hannity oo ku sugan Fox News, waxa uu sheegay in waxa ka dambeeya qayb ka mid ah qorshaha nabadda ay tahay:
“Waxaad arki doontaan dadka oo is-afgaran kara, Qazana dib ayaa loo dhisi doonaa.” Waxa uu sheegay in ay noqon doonto “adduunyo kale” iyo in ay jiri doonto “maal aad u badan oo ku baxa Qaza”