Doon lagu magacaabo Tananesh 2, ayaa laga soo qaaday dekedda Dooraale ee dalka Jabuuti, iyada oo ku wajahan Harada Tana ee dalka Itoobiya.

Doontan ayaa Hadda kaddib waxa ay ka hawlgeli doontaa Harada Tana, waxayna qaadi kartaa 188 qof markiiba iyada oo dhirarkeedu dhan yahay 38 mitir