Gantaallaha Iiraan ayaa khasaare badan ka geystay Israa’iil

0

Gantaallaha Iiraan ayaa khasaare badan ka geystay Israa’iil kaddib weerarro milatari oo Israa’iil ku qaaday Tehran

Waa mowjadihii lixaad weerarro habeenimo oo ay Iran qaaday iyagoo ka jawaabaya duqaymaha waaweyn ee Israa’iil ay ku hayso Iran