Home Faallooyin Maamulka Muqdisho oo sheegay in dhaqalahii USA ka jartey Ciidamada ay...
Maaamulka Muqdisho ayaa sheegtay in culeys dhaqaale uu soo wajahay, kadib markii ay istaageen kaalmooyinkii maaliyadeed ee ay heli jireen ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha maaliyadeed ee dalku USA

Tani ayaa ka danbeysay ka gadaal marki ay Dowladda Mareykanka joojisay dhaqaalihi ay ku taageeri jirtay dalal badan oo dunida ah, kuwaas oo loo soo mari jiray hey’adda USAID.
dabcana ma aha mareykan oo kaliya in uu jarey kaalmadii dhanka milatrega iyo horumarinta dawlad dhiska maamulka muqdsho e waxaa iyana jarey ama qorshaahaba ay ugu jirta inay gabi ahanab qaadacaan kaalamooyinka aaan waxba soo kordhin wadamada Rer Yurub ee caawin jiray maamulka muqdisho
Ciidamaduu samaynayo waxaa kamida Ciidanka DANAB iyo hay,ado kale oo dhanka maaliyada ah, 1.5 bilyan oo doolar aya laga jarey maamulka muqdisho, wasiirka u qaabilsan maaliyada maamulka muqdsiho ayaana daboolka ka qaaday in aan la qarin karin nusqaanta maaliyadeed ee ku dhacaya mamulka muqdisho, waxaana dhalanaya ayuu yidhi culays dhaqaale , dhanka kalena lacagtan laga jarey maamulka muqdisho wuxuu saamayn wayn ku yeelanaya Tabaobarkii ciidamada, khasatan ciidanka gaarka ah ee Danab iyo waliba mushaharkoodii,,