Taliyaha Ciidanka qaranka Jamhuuriyada somaliland Nimcaan Yuusuf Cisman  ayaa ku sugan dalka UAE waxaanu kulamo la qaatay dhigiisa dalkaasi imaradka ah ,

0

Taliyaha Ciidanka qaranka Jamhuuriyada somaliland Nimcaan Yuusuf Cisman  ayaa ku sugan dalka UAE waxaanu kulamo la qaatay dhigiisa dalkaasi imaradka ah,Lieutenant General Engineer Eisa Saif Mohammed Al Mazrouei,

.Dalka Emradku dawladhii hore e.Somaliland xaga cidanka xidhiidh ma jirin lkn dawladan usub ee Cabdiraxmaan Ciro xidhiidh dhanka ciidanka ahayaa.bilowday

lkn lama oga inta uu gaadhsiisan yahay,,Ma tabobor iyo taakulayn ciidanba, ma mid difaac,ba, mise waa mid lamida.kan ay lagaleen Muqdisho.xiligii Farmaajo,.ka ay. Butland kula jiraan iyo ka dalkii.soodaan ay kula jireen ee aakhirkii dhibta ukeenay,,.