Deg deg war cusub, xamas oo daysay sadex Qof iyo Yuhuuda oo ooda ka qaaday 300 dad ka badan

0

Alexander Troufanov, Yair Horn iyoSagui Dekel-Chen ayaa haatan ku sugan masraxa Xamaas. Waxaa la siiyay makarafoonno haatanna waxay la hadlayaan dadka isugu yimid Khan Younis.

Israa’iil oo sheegtay in dhammaanba 369-ka maxbuus ee Falastiiniyiinta laga sii daayay xabsiga

Dhammaanba 369-ka maxaabiista Falastiiniyiinta ah ee maanta lagu wado in la sii daayo ayaa ka baxay xabsiyada Israa’iil, sida uu sheegay afhayeen u hadlay Waaxda Xabsiyada Israa’iil.

War ay soo saareen, ayuu afhayeenku ku sheegay in laga sii daayay xabsiyada Ofer iyo Ketziot.