Home Wararka Canada: Xisbiga NDP oo soo sharxay Faysal Xasan oo Soomaali ah

Toronto —
Xisbiga NDP ee gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa Faysal Xasan oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya u doortay inuu xisbiga ku matalo doorashada xildhibaannimo ee xaafadda ay Soomaalida ku badan tahay ee York South-Weston.