Puntland oo eedeyn culus u jeedisay DFS

0

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku eedaysay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay dhaqaalo ku bixinayso in ay burburiso deganaashaha gobolka.

Labada dhinac ayaa waxaa muddo u dhaxeeyey khilaaf xooggan, oo sababay in ay hakanto wada-shaqeyntii, marar bandanna hadallo kulul ay isku mariyaan warbaahinta.

madaxwayne ku xigeenka putland aya mamulka dawlada xamar ku eedeyay in ay qalalase ka wado sanag bari qaybtii ay xukumaysay Butland, sidoo wuxuu tageeray hdalkii Axmed Madoowe waxaanu ugu baaqay in ay qabsadaan doorshoyinkodii  Jubaland iyo Koonfurgalbeed,