Home Wararka Maxay tahay sababta xilka looga qaadayo madaxweyne ku xigeenka Kenya?
Aqalka hoose ee baarlamaanka Kenya ayaa Talaadadii u codeeyay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua, kadib markii lagu soo oogay eedo ay ka mid yihiin musuq maasuq, iyo in uu abuuray naceyb dhinaca isirka ah.
Codka baarlamaanka ay ku ogolaadeen xilka qaadistiisa ayaa waddada u xaareysa in aqalka senat-ka uu u fariisto mooshin uu ku eegayo xil ka xayuubintiisa ugu danbeysa.
mooshinkan waxa u codeeyay 281 xildhibaan halka ay diideen 44 xildhibaan halna wa ka aamusay, dacwadaha loo haysto aya gadhaya 1 eedaymo ah,
madaxwayne ku xigeenka ayaa lasiiyay fursad uu iskaga difaco eedaymaha waxanu ka hor sheegay barlamanka in lagu soo eedeyay wax aan sal iyo rad toona lahayn oo dacayado la abuuray ah, madaxwayne ku xigeenka kenya mooshinkan laga kenay aya ugudbi doona aqalka sare ee barlamanka Kenya,