Deg Deg Yuhuuda oo dishay hogaamiyihii Xamas Xasan Nasrulah

0

Israa’iil oo sheegtay in ay dishay hugaamiyihii Xisbullah, Xasan Nasrullah

Sida ay sheegeen Ciidamada Difaaca ee Israa’iil hugaamiyiha ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa waxa ay ku dileen duqayn dhacday habeenkii Jimcaha.

Waxa kale oo ay warka ay soo saareen ay ku dareen ciidamadu in la dilay xubno sare oo iyana ka tirsan ururka soda taliyihii aagga koonfureed ee Xisbullah.

IDF ayaa waxay sheegeen in diyaaradahooda dagaalka ay “bartilmaameedsadeen” xarumaha ururka Xisbullah, oo ay sheegeen in ay ku yaaleen “meel dhulka hoostiisa o laga hoos dhisay dhismo deegaan ah oo ku yaalla aagga Dahieh ee magaalada Beirut.

waxay sheegeen in xilliga weerarku dhacayay “ay xubnaha sare ururku” hawlgalayeen.

Ilaa iyo haatan BBC du wax war ah kama aysan helin XIsbullah.