Home Faallooyin sawirro laga soo qaaday dadka reer Lubnaan oo duqeymaha diyaaradaha Israa’iil ka...

Dad badan oo reer Lubnaan ah ayaa ka qaxay guryahoodii iyagoo ka baqaya duqeymaha diyaaradaha Israa’iil.

Waxaa laga cabsi qabaa in tirada dadka guryahooda ka cararaya ay sii kororto maadaama weli xiisaddu taagantahay, milatariga Israa’iil-na ay wacad ku mareen in ay howgallada sii wadayaan.

