Dunidu way ka balaadhan tahay Shan Dal” Madaxwayne Erdogan.
Madaxwaynaha Turkiga ayaa sheegay inuu dadaalka ugu badan ku bixin doono, shirka golaha guud ee Qaramada Midoobey na ka sheegi doono in loo baahan yahay in dib u habayn balaadhan lagu sameeyo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.