Dublamasi Ethiopian ah oo sheegay in inxadka ay la leeyihiin Ex Somali Italy ay samayn doonan dhul Amni oo labada xad udhexeeya,

0

Ethiopia waxay gudaha Somaalia ka samaysan dontaa ilaa 150 KM oo buffer zone ayuu yidhi Safiirkii horee Ethiopia Brook Hailu.

Safiirkii horee Ethiopia Brook hailu ayaa sheegay in Ethiopia ay ka sameyn doonto aag cadawga ka caagan 100-150KM oo qoto dheer gudaha Soomaaliya
.
Gobolka Gedo iyo Koonfur Galbeed waa labada Maamul goboleed ee ugu haboon in laga sameeyo Burffer zone ayuu yidhi brook hailu.

Ethiopoa waxay abuuri doontaa aagga ka caagan cadawga ayuu yidhi isago intaas ku daray inay Ethiopia xaq uledahay inay ilaaliso Danaheeda Qaranka.

Wuxuu intaas sii Raaciyay inay Ciidamada milatariga Ethiopia ay tababareen Boqolaal kun oo katirsan ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida kuwaas oo gacan siin doona Itoobiya hadii dagaal bilawdo waa siduu hadalka udhigaye.