Mashruuc 4 milyan oo soomali ahi ka faa,idayan lagana hirgalinayo

0

Deegaanka Soomaalida oo helay mashruuc ku kacaya 620-malyan oo Dollar.

Mashruucan oo ah laydh laga dhalinayo hawada ayaa waxaa maal-galinaya dowladda Imaaradka Carabta.
Labada nin ee Soomaalida ah ee Ahmed Shide wasiirka maalida Itoobiya iyo Xuseen Qaasim oo ah wasiirka xafiiska madaxwaynaha DDS ayaa maanta heshiiskaas fulintiisa la saxeexday Dowladda UAE.

Mashuurcan oo laga hirgalimayo Degmada Aysha ee gobolka Siti DDS ayaa waxaa ka faa’idaysana 4-malyan oo qoys ku waasi xukumaddu sheegtay in ay helayaan laydh 24-saac ah.