Qareenada Somaliland oo soo dhaweeyey wareegto kasoo baxday madaxweynaha

0

Ururka Qareenada Somaliland ayaa soo dhaweeyey wareegto Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ka soo saaray arrimaha kufsiga taasi oo uu ku amray in kaliya fal dambiyeedka kufsiga lagu dhameyn karo maxkamadaha sharci ee awoodda u leh, iyadoo meesha laga saaray wadiiqooyinkii dhaqanka ee lagu xalin jiray arrimaha kufsiga.