Home Wararka Rag looga shakisan yahay burcad-badeed Soomaali ah oo la qabtay iyagoo weerar...
Ciidamada badda ee Yurub ayaa Jimcihii xabsiga dhigay lix qof oo looga shakisan yahay in ay yihiin burcad-badeed Soomaali ah ka dib markii ay rasaas ku fureen markab shidaal oo marayay Gacanka Cadmeed. markabkan ayana sitay calanka jasiirada murusheys,,
sarakiisha marakiibta ilaaliya biyaha gacanka cadmeed ee reer yurub aya tibaxay in ay amunsan yihiin in tani qayb ka tahay weerada budhcad badeda soomalida oo baryahan danbe soo rogal celiyay Ragan, Sarkal uhadlay ciidamada Bada e ingiriiska aya sheegya in wateen ragan la qabtay Salaamo ay ku fuulan marakibta sidoo kalena way hubaysnayeen ayuu yidhi, Noocyada Hubka ay wateen ayuu sarkaalkan ingiriiska ahi ku sheegay Ak47 iyo gantaalka gacanta laga rido ee Baasuuke,
Hadaynu eegno ayuu yidhi sarkalkan ingiriiska ah ee kamida ciidamada ilaaliya biyaha gacanka cadmeed markii ay rasas ku fureen markabka saliida siday ayaa waxay arkeen difac xoogan oo kaga yimid dhanka markabka kadibna dib ayay u jeesteen waxaase ku dhacday rasaastii lagu furay kadibna foosto shidaala ayaa qiiqday dab kicisay , 2 sssac ladib ayaa markab dagal oo laga leyahay Britain wuxuu arkay doontan gubnys sidas ayaana lagusoo badbaadiya Naftoodii budhcad badeedii,