Home Wararka Jigjiga — Wefti uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed...
Jigjiga —

Wefti uu hoggaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed oo booqasho ku jooga deegaanka Soomaalida ayaa daahfuray mashruuc dhismaha xarun weyn oo dalxiis, taas oo loogu magac daray Shabeeley.