ย War murtiyeed ka soo baxay shirkiiย xisbiga Barwaaqo ee talada dalka Ethipia haya ayaa laguย sheegay in itoobiya ay wali doonayso in ay sii horumariso heshiiskii ay Itoobiya la gashay jamhuuriyadย Somaliland.
Xisbiga ayaa sheegay in loo bahan yahay in heshiiska loo Rogo mid dhaqan gal ah, iyaga oo ku tilmaamay in uu muhiim u yahay dhaqaalaha iyo xiriirka dhaqan.