Home Wararka Deg deg war, Qarax wayn oo ka dhacay maqaaxi ku naban xarunta...
Sida ay goobjoogayaal u sheegeen warbahinta Xamar qaarkood waxaa qarax lala beegsaday maqaaxi laga cunteeyo qaxwahana iibisa oo ku dhegan Xarunta dawlada hoose ee Xamar,

dhaawaca iyo dhimshada wali lama xaqiijin tiradooda inkastoo dadku ku badnaa maqaaxidan iyo agaggaarkeeda ,dad dhaawaca iyo mayadadba wadada ayay wali daadsan yihiin sida uu warbaahinta u sheegay qof goobta ka ag dhawaa, waxaana gurmad deg deg ah soo sameeyay babuurta Ambalasyada ah ee cisbitalada xamar ,Arinka ayaana u muuqda mid jaha warersan iayadoo laga baqayo qaraxyo kale,