Dawladda Ingiriisku way noo badheedheen oo ay noo sheegeen in aanay oggoleyn SSC Jiritaankeeda , Waxaanu leenahay inta aanan idinku khasbin in aad diyaaradihiina soo kicisaan ka jooga waxa aad waddaan , lama Joogo xiligii 1921 waannu ka xoog badan nahay xilligaa.”




















