Saddex Falastiiniyiin ah oo lagu toogtay Mareykanka

0

Booliska ayaa soo xiray nin lagu tuhmayo inuu ka danbeeyey toogashada saddex arday oo jaamacad dhiganaayey asalkooduna yahay Falastiiniyiin, taasi oo ka dhacday magaalada Burlington ee gobolka Vermont.

Telefishinka CNN ayaa ku warramay goor hore oo saaka ah in booliska ay wadaan baarista kiiskan oo looga shakisan yahay isir naceyb.