Laba diyaarad oo ku dhacay magaalada Wajir

0

Garoonka diyaaradaha ee magalada Wajir iyo dugsiga hoose dhexe ee dagmada Buna ee dalka Kenya ayaa waxaa kusoo dhacay 2 diyaaradood oo gurmad u fidinayay dadka ay fatahaadaha kala xireen.

Diyaaradda cidamada militirga ay lahaayeen ee ku soo dhacay dugsiga Buna ayaa waxa ay halkaas geysay cunno, waxaana saarnaa saraakiil isugu jira cidamada militiriga iyo hay’adda laanqeyrta cas