Ayaxa kasoo duulay dalka Yemen oo soo gadhay xeebaha galbeed ee jamhuuriyada Somaliland

0

Somaliland ayaa uga digtay beeralayda iyo xoolo dhaqatada gobollada Somaliland Ayax weerar ah, waxaana Waaiirka Beeraha Somaliland Abdiqadir Iiman Warsame uu sheegay in Ayaxani uu ka soo gudbay dhinaca Yemen haddana uu soo gaaray dhul-xeebeedka.