Maxaa ka jira Cafiska dawlada Ethiopia u fidisay maxaabiista siyaasada u xidhan, maku jiraa se Ex maadxwayne Illay

0
Dawlada Itoobiya ayaa cafis u fidisay dhamaan maxaabiista ku jirta jeelasha Itoobiya ee u xidhan arimaha Siyaasada.
Waxana waraaqo goor dhaweyd lagu faafiyay baraha bulshada oo lagu sheegay maxaabiista la cafiyay kasoo dhex muuqday Madaxweynihii hore Cabdi Maxamuud Cumar.
1. Abdi Mohamud Omer
2. Rahma Nahamud Haybe
3. A/Risaq Sahane Ilmi
4. Mohamed Rashid Isaq
5. Ibrahim Adan Hasan
6. Ahmed Abdi Mohamed
7. Abdi Jamal Ahmed
8. Kamil Abdilahi hayle
9.Farhan Abdi Majun.
10.Ali abdi Isse
11.Omar Mohamed abdi (Roti)
12. Farhan Dahir Barkale.
13. Mohamed Ahmed Nur (Dire)
14. Wardi Yusuf Hirsi
15. Janaral Abdirahman Abdulahi Burale
17. Dek Abdulahi Burale
18. Mahbub ismail Husein
19. Abdiwasac Ahmed Mohamed TTC
20. Mohabed Bashir Moalin.
xigasho caydaruus gool