Nairobi —
Bishii May ee sannadkan ayey dawladda Kenya sheegtay inay oggolaatay in dib loo furo xuduudda ay la leedahay Soomaaliya oo rasmi ahaan xirnayd markaas ka hor.
Dib u furista xuduudda ayaa ku beegnayd maanta, hase yeeshee Kenya waxay sheegtay inay tallaabadaasi dib u dhigayso.
Wakaaladda wararka ee AFP ayaa sababta dib u dhigista warbixintan ay ka qortay
wasiirka arimaha gudaha kenya ayaana sababeeyay dib udhigista furitaankaxadka waxaanu sheegay in walisocoto amni daro iyoweeraro wali ka imanaya Alshabaab