Madaxweyne Dani oo shaqada ka cayriyay Wasiirkii Amniga Cabdisamad Galan
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Dani ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Amniga Cabdisamad Maxamed Galan kaddib markii uu ku eedeeyay xil gudasha la’aan.
Sidoo kale waxa isna shaqo gudasha la’aan lagu eedeeyay, xilkana laga qaaday Wasiir Ku-xigeenkii Arimaha Gudaha Cabdiwali Maxamed Xirsi.