Degdeg: Shir ay iskugu yimaadeen Madax dhaqameedka iyo Odayaasha dhaqanka ee ka soo kala jeeda labadii beelood ee Shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Ali Saahid ayaa si wada jir ah ugu dhawaaqay Xabad joojin iyo Baaq nabadeed.
kulankan ayaa is afgarad fiican oo tolniimo leh laysla qatay in aan xabad danbe dhicin wixii afxumo ahna la joojiyo