Ciidamada Militariga dalka Nigeria ee ku sugan gobollada galbeed ee dalkaas ayaa sheegay in lasoo badbaadiyey laba hablood oo arday ahaa, oo mudo 9 sannadood ah u afduubnaa kooxda xagjirka ah ee Boko Xaram.
Gabdhaha ayaa la sheegay inay la jiraan caruur ay u dhaleen nimankii malayshiyada ahaa ee dugsigooda ka afduubtay.Labadan hablood aya ka mid ahaa 276 arday oo 2014 bishii April laga afduubtay iskuul ama dugsi sare oo dawladu leedahay kuna yaala tuulada juumbug xiligaa ayay kaxaysteen xarakada bogoxaram,
Â
hablahan waxa soo badbaadiyay ciidamada milatriga nigeria waxaana dib loogu celiyay qoysaskoodii oo degana waqooyi baro gobolka boorno labadan gabdhoodba waxa guursaday askarta bogo xaraam mid kamida ayaana bilkadib dhashay ilmaheedii labaad markii qoyskedii ay dib ula midowday,
wali waxaa gacanta bogo xaraam kusii jira 100 hablood oo xiliga aya afduubteen inastoo sanadii tagay ee 2022 gii badh kamida lagasoo daayay kooxaha afduubka uhaystay gabdhaha arfdayda ahaa,