Ciidanka Millateriga Somaliland ayaa Askar iyo Saraakiil ay gacanta ku dhigeen waxaa kamid ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka PSF oo hore hoobiyayaal ugu garaacay Magaalada Boosaaso

0
Ciidanka Millateriga Somaliland ayaa Askar iyo Saraakiil ay gacanta ku dhigeen waxaa kamid ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka PSF oo hore hoobiyayaal ugu garaacay Magaalada Boosaaso oo hadda ku jiray Ciidan soo weeraray Millateriga Somaliland.
Maxamed Joore ayaa kamid ahaa Ciidanka PSF oo hore Ciidanka Puntland ugula dagaalamay Boosaaso waxaanu hoobiyayaal ku garaacay Magaalada Boosaaso oo uu maato badan ku laayay halka uu qaar kalena barakiciyay.
Sarkaalkan oo ka dagaalamayay Magaalada Laascaanood ayay Ciidanka Qaranka Somaliland hadda gacanta ku hayaan.
Weriye Saleban Kiiko