Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo la Hadley qeybta afka English ee Idaacada BBC-da ayaa yidhi :-

“ Waxaanu haynaa maxabiis Al-Shabaab ah , waxanu haynaa maxabiis Puntland , waxaanu diyaar u nahay in aanu tusno beesha Caalamka , ma jirto dagaal u dhaxeeya Somaliland iyo shacabka reer Laascaanood .
Waxaa jira dagaal iyo weerar ka imanaya kooxo Maleeshiyaad ah oo ku xidhan ururka AS
Ciidamada Somaliland waxay awood u leeyihiin inay dalkooda difaacan iyaga oo hada-na is xakameynaya “