Toronto —
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday Talaadadii shalay in boqollaal kun oo soogalooti xirfadleyaal ah ay dalkeeda keeni doonto sanad walba, marka la gaaro 2025-ka.
Wasiirka socdaalka Canada Sean Fraser oo warbaahinta la wadaagay qorshahan ayaa tilmaamay muhiimadda tallaabadan ay u leedahay kobaca dhaqaalaha dalkiisa.
Canada waxey kamid tahay dalalka sida aadka ah magan-gelyada u siiya Soomaalida