Waxaa hada lasoo gabagabeeyey doorashadii hogaaminta sare ee xisbiga barwaaqo oo lagu dooranayay madaxwaynaha xisbiga iyo laba madaxwayne ku xigeen oo uu yeelanayo xisbigu.
1.madaxwaynaha xisbiga barwaaqo mudane Abiy Ahmed oo helay cod dhan 1480 cod.
2.Madaxwayne ku xigeenka (waaxda xisbiga) mudane Adan Faarax Ibraahim, oo helay cod dhan 1370 cod.
3.Madaxwayne ku xigeenka (waaxda dawlada) mudane Damaqe Mokennon oo isaguna helay cod dhan 970.
Waa markii koobaad taariikhda qof soomaaliya noqdo hogaanka labaad ee xisbiga wadanka ka taliya.