Qiimaha lagu raaco basaska magaalada Hargeysa gudaheeda oo la kordhiyay, isla markaaba laga dhigay 3000 kun oo shilin, halkii uu ka ahaa 2000 oo shilin.
Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xilli maalintii shalay guddida basaska caasimada Hargeysa iyo Masuuliyiinta dawladdu ay ka wada hadleen in laga wada socdo hadba wixii kordha balse u eeg inaaney waxba ka hirgelin.