Xildhibanka warkiisu waa cadyahay waxaanu uu u hadlay si bilaa caadifada waxaanu bulshada wax ugu iftiimiyay si saxa.
Shirgudoonku haka daayo golaha kala qaybinta iyo ku tamasha sharciga.
Gudoomiyahana golaha wakiiladu laba is kuma helayo inuu dan xisbi ilaaliyo iyo inuu bulshadii soo dooradatay u adeego si sharciga waafaqsana.
Sharcigu maha in loo turjunto kolba sda la rabo iyo si ay dano gaara ku jiraan bulshadu way u han wayntahay in xisbiyada la furo saxadana dad iyo xisbiyo cusub iyo dhiig cusub soo galaan.
Xildhaanada inay afka ka idhaahdan sharciga hala ilaaliyo way fududahay balse inuu iyagu si dhaba u ilaaliyaa way adag tahay waxan u leeyahay taa cidanku wuxu u xil saaran yahay amniga goob kasta iyo goor kasta balse xildhibaanadu waxay lee yhiin xasaanad uu dastuurku siyay iyana in taa la ilaaliyo weeye xildhibanaduna inay sidii dadkii suuqa jooga cidanka dagaal iyo aflagaado u gaystaan maaha ee wa inay si wanagsan oo sharciga wafaqsan u dhameeyan.
https://youtu.be/EsbAYxALxsY