kumnaan kaluumaysto oo degan kana kaluumaysta xeebta jasiirada laamu oo ah dhankakalena mid dalxiisku aad untago ayaa ka mudaharaday baqdinta ay ka qabaan in jasiiradooda ay waayaan hadii soomaaliya ku guulaystao dacwada xadaynta bada ee ka dhexeyasa labada dal,
kaluumaysatan ayana dawlda kenya ka codsaday in ay ka fakirto dhibatada u imaan karta nolashooda hadii jasiiradasi noqoto dal soomaaliya mid ay leedahay oo xadka gudaha biyaha soomaliya ay kamid noqoto, waxaanay codsadeen in aanay dawladu arag uun shidalka iyo waxyaabaha ee kale ee dacwadu ka socoto laakiin wa inay dareenta dhibta iyo barkaca nagu dhici doona ahadaanu nahay kaluumaystada kenyaanka ah,
hadaba dhanka kale jasiiradan lamu ayaa ah mid dalxisayash calamku yimadan waana mid ad u quruxbadan ooo xeeb nadiifa ah, waxaana wel welka kiinaya kusii biiray xeebtan laamu oo ay waayi doonto hadii dacwada lagaga guulaysto, waxaanay lumin doontaa lacag adag oo dalxiiskaa ugasoo xeroon jiray