Jabuuti,Hogamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Raad Dalka jabuuti oo sheegay Mudaharaadyo ka Socda Jabuuti iyo xukuumada oo xidh xidhay siyaasiyiin

0

Dadkii Mudaharaayay waa la xidh xidhayaa , hada waxaa xidhan labo siyaasi oo saldhig booliiss ku jira labadii casho ee u danbeeyay, wax maxkamd ah lama gaynin,

hogaamiyaha mucaardka jabuuti cabdiraxmaan maxamed geele oo bbc da laanta afka soomaliga saaka lahadlay ayaa intaa ku daray in dadaka mudaharaadyaa ay diidan yihiin in madaxwayme geele mar shanaad dalkan xukumo,