Car Kumaa odhanaya sheekhani ina cali jowhar been buu sheegayaa,Raga lagu shaqeysto e an tariikhda haynin ha dhegaystaan

0

38 eggay o samaroon ah ayanu kaga qayb galnay shirkii burco 1991 bishii may, saladiin +waxgarad +saraakiishii ciidamada o an mid ka maqnayn ,

xataa magaca lasoo oqoshada anagaa bixinay,sheekh cabdilahi sheekh cali jowhar,