Hargaysa (Biyoguurews.com)- xukuumada jamhuuriyada somaliland o dib ulasoo noqotay hotelka caanka ah e hargaysa Club, hoteelkan ayaa waxa mudo shan asano ah ka kiraysay muwaadinka hada gacanta ku hayay xukuumadii riyaale laakin sida aanu xogta ku helnay dawladii axmed siilaanyo ayaa u qortay warqad lhaansho aan waxba ka dhicin waxaanay kasii kiraysay mudo 30 sanadooda
lbadii sano e u danbaysay e xukuumada madaxwayne muuse biixi waxay dib usoo celisay dhawr meelood o u muhiima dawalada somaliland sida haamihii shidaalaka , buuguu + liisasamdii iyo warqadii wado marida o hore gacanta ugu galay ganacsato,
Hargaysa (Biyoguurews.com)-