Wararka Itoobiya Oo Xaalad Deg Deg Ah La Galiyey By yasin jamac - April 8, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya ayaa daqiiqada ka hor ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo ku aadan halista Coronavirus. Kiisaska cudurka ayaa hadda maraya 52, iyada oo ay laba qof u dhimatay Coronavirus.