Wararka Laga Hellayo warshada sibidhka Berbera aya sheegaya in waash maanadii warshadasi lagu war galiyay inay iskaga tagan shaqadii ay halkaa ka hayeen,
Warshada Sibidhka berbera o hada qolfoof wax ka nool yihiin ay taalo ama ku rakiban tahay goobta  warshadu ahayd aya intii somalilandt a cusubi jirtaynaba  waxaa kaliya goobtaa joogay waash mano ay wasaarada ganacsiga ,warshadaha iyo dalxiiska siiso qadar lacaga iyo raashin maadaama qaarkood xaasaskoodu la degan yihiin,
Tiroba lix waashmaan aya joogi jiray laakin sida aanu warka ku helnay labo way iskaga tageen markii wasaaradu ka jaertay masaariiftii ay siin jirtay, waxaana ku hadahy Afar waashman,
Eng cali o ah khabiirka kaliya e warshadan ku hadhay o mudo ku  siman 40 sanadood daryeelayay xili ay shaqaynayasya iyo xili ay xidhnaydba, ayaa sheegay in wasiirka wasarada Ganacsiga , warshadaha iyo dalxiiska Somaliland u ku wargaliyay in ay fasaxayaan waash maanadii isagoo ku sbabaeeyay ayuu ydhi in warshada dhismaha dhisan laga iibiyay ganacsato si ay uga dhigaan bir libaax ,
Eng  cali ibraahin  wuxuu intaa ku daray in u ka naxay markuu wasiirku warkaa u sheegay, waxaanu mar labaad igu celiyay ayuu yidhi Anagu wasaarad ahaan waxba ku bixin mayno meel gacantayada ka baxday o lagu wareejiyay ganacsade wayn o reer berbera o u carabka ku dhuftay iyo rag la shuraako ah ayuu yidhi,Eng cali ibraahin o ah kahbiir bulshada reer berbera wada taqaan iyo somalilan inteeda badan,