—– Waxaan ku Hanbalyeeynayaa Gudoomiye Cabdishakuur cidin Horumarka Baaxada Leh Ee Kawado Degmada Berbera Waxaa Indhahayga Soo jiitay Barandayaashii iyo Sandaqadii Guryaha Ka Hor Dhisnaa Oo Foolxumo Badan Ku Hayey Bilicda Magaalada Markii La Dumiyey Guryahii ayeey Dub U Galeen Dadkii Waxaa La Dhisay Guryo Badanoo Dunsanaa Waxa kiro Helay Boqolaal Guri Oo Bilà a Kiro Ahaa Bilicdii Magaaladanu Way Soo Baxday

Sidoo Kale Waxaan aad ugu Farxay Wadooyinka Laamiga Casriga Ee Magaalidii Kuwareegsan Gaar Ahaan Laamiga Xudhuunka Ilaa Badda Xaafadaasoo Waddo Xumo Dhibaato Ku Haysay Waliba Xili Roobaadka
Waxaanan Marnaba Hilmaamayn Dhiraynta Baaxada Leh Iyo Berbera Cagaaran Taasoy Suura Galisay Xoolahii Magaalada Laga Saaray Waxa Ayaduna Mihiimadadeeda Leh Sida Reer SAAXIL U Dhisteen Magaalada Ayadoo Afarta Koone Magaalada Dhismayaal Cusubi Ka Socdaan Gun iyo Gunaanad Waxaan Reer SAAXIL Kula Dardaarmayaa inay La Shaqeeyaan MAYER Abdishakur Cidin

Guul iyo Gobonimo Dadkaygiyo Dalkaygaw
By Gud Ahmed nuur jama Ku xidhnow #Bahda Dareenka Shacabka