-Siyaasi Cabdilaahi Dirawal Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya Iyo Wakhtiga Ay Bilaabantay Khatarta Somaliland Ay Ku Hayso Somaliya

0

Siyaasi Cabdilaahi Iimaan Dirawal oo kamid Ahaa Saraakiishii Ururkii SNM Ee Xoraysay Gayiga somaliland Islamarkaana Xilal kala Duwan kasoo qabtay Xukuumadihii Marxuum Cigaal iyo Daahir Riyaale ayaa ka hadlay xaalada somaliland iyo wakhigii ay bilaaban tahay in khatarta xiligan taagan ee ay somaliya ku hayso somaliland Taasi oo uu ku sheegay  in ay ahayd Markii Xukuumadi Axmed Siilaanyo laashay xeerkii xakamaynayay in somaliland iyo siyaasiyiinteedu la kulmaan madaxda somaliya.