Madaxwaynihii hore ee somaliya sheikh shariif sheikh axmed oo ka hadlayay munaasibad ayaa ka waramay marxaladihii kala duwanaa ee somaliya soo maray ilaa 1969 iyo maamuladii u kala dan beeyay.
Sidoo kale sheikh shariif ayaa hadalada xukuumada madaxwayne farmaajo ku tilmaamay kuwo faan iyo ka been sheegid maamul ah islamarkaana ku tilmaamay maamul aan waxba gacanta ugu jirin
Dhanka kale sheikh shariif ayaa ka markhaati furay in magaalo madaxda muqdisho ay maamulaan ururka alshabaab awaamiirtooduna ka shaqayso balse xukuumadu magac uyaal aan waxba gacanta ugu jirin tahay