Gudoomiyaha Gobolka Sool o joojiyay shiraraka lagu qabto hoteelada e aan fasaxa looga haysan maamulka gobolka,
qoraalkan aya waxa lagu xusay shirarka la mamnuucay inay kamid yihiin kuwa siyasada + shiraraka taageerada, laakiin laguma qorin shiararka reeraha e qabyaalada salka ku haya,

