Gabadh 23 sano jir ah oo loo magacaabay boqorad

0

Gabadhan oo lagu magacaabo Taiwo Oyebola Agbona, ayaa heshay war lama fillaan ah kaddib markii uu aabaheed geeriyooday.

“Kaddib markii ay odayaasha sameeyeen wada tashi waxaa u soo baxday in aniga la ii magacaabo boqorad.” Ayey tiri.

Taiwo ayaa ka soo jeeda boqortooyada gobolka Ondo ee dalka Nigeria.

Taiwo ayaa markii hore diiday balse waxa ay sheegtay in saddex isbuuc kaddib ay

aqbashay.